Qoyska oo dhami wey dabaalanayaan – 4. Tijaabada dabka 05.06.2021

Caabuqa Corona ee dalka ayaa xoogaa hoos u dhacaya. 24 -kii saac ee la soo dhaafay, waxaa la diiwaangeliyay 1301 kiis oo cusub, oo 386 ka yar isla maalintii toddobaadkii hore. Kaaliyaha agaasimaha caafimaadka ayaa sheegaya in tallaalku uu sabab muhiim ah u yahay isbedelka hoos u dhacaya.
Koronasmitten i landet er svakt synkende. Siste døgn er det registrert 1301 nye tilfeller, 386 færre enn samme dag i forrige uke. Assisterende helsedirektør sier at vaksineringen er en viktig årsak til den synkende trenden.

qaadida koronoha ayaa si yar hoos ugu sii dhacaya 11.09.2021

USA markerer at det er 20 år siden terrorangrepene som drepte nesten 3000 mennesker. Joe Biden og flere eks-presidenter deltar på minnearrangementene.

20 sano tan iyo weeraradii argagixiso 11.09.2021

Det er ikke bare stortingsvalg, men også sametingsvalg. Det skal velges 39 mandater fra 7 ulike valgkretser. Det er 20539 som kan stemme i sametingsvalget.

Wax laga weydiiyey doorashadii Baarlamaanka Sami 11.09.2021