10.10.2020 "dhagayso halkan " wuxuu noqon karaa filim

Han tuller om nordmenns fordommer i sin debutromanen. Nå er boken solgt til utlandet og kan bli film.
Wuxuu ku kaftamayaa nacaybka noorwiijiga ah ee ku jiray buugiisa ugu horreeyay. Hadda buugga waxaa laga iibiyay dibedda wuxuuna noqon karaa filim.
Pandemien fører til at arbeidsledigheten igjen øker i mange kommuner.
I Ullensaker er 8,5 prosent helt uten arbeid, i tillegg er mange
permittert. Også mange andre kommuner sliter med uvanlig høy ledighet.
Safmareenka ayaa sababaya shaqo la’aan soo laalaabatay degmooyin
badan. Ullensaker, boqolkiiba 8.5 gabi ahaanba waa bilaa shaqo, intaas
waxaa sii dheer kuwo badan oo shaqada laga joojiyay. Degmooyin kale oo
badan ayaa sidoo kale la daala dhacaya shaqo la'aanta aan caadiga
ahayn.

10.01.2021 Qoysas badan ayaa fiicnaaday intii lagu jiray safmareenka

Hvordan påvirker pandemien familier og parforhold? En
forskningsrapport viser at mange som gikk til terapi hos
familievernkontorene, fikk en mer harmonisk hverdag etter at Norge
stengte 12. mars.
Sidee ayuu cudurkan faafa u saameeyaa qoysaska iyo cilaaqaadka?
Warbixin cilmi baaris ayaa muujineysa in dad badan oo daaweyn u
aadijiray xafiisyada ilaalinta qoyska, ay nolol maalmeedkoodii aad u
wanaagsanaaday kadib markii Norwey la xidhay 12kii Maarso.

06.01.2021 Qoysas badan ayaa fiicnaaday intii lagu jiray safmareenka

Tre sørlendinger har engasjert seg i saken om 18 år gamle Mustafa
Hasan som skal sendes ut av Norge. I romjulen la de ut en video der
flere kjendiser leser dikt om 18-åringens skjebne. Nesten en halv
million har sett videoen til nå.
Saddex qof oo reer koonfureed ah ayaa ku lug yeeshay kiiska 18-jirka
Mustafa Hasan oo laga celinayo Norway. Intii lagu gudajiray
Kirismaska, waxay sii daayeen fiidiyoow halkaas oo dhowr qof oo caan
ah ay ka akhriyayaan gabayo ku saabsan halka uu ku dambeyn doono
18-jirka. Ku dhowaad nus milyan ayaa daawaday fiidiyowga illaa hadda.

05.01.2021 Ololaha caanka ee Mustafa