Hopp til innhold

16.11.2020 Golaha Oslo ayaa markale adkeynaya talaabooyinka lagu xakameynayo cudurka

Det blir forbud mot organiserte fritidsaktiviteter innendørs for ungdom mellom 13 og 19 år. Dette gjelder aktiviteter som kor, korps, speider, turn og dans. 
Også breddeidretten innendørs, som håndball og basket, stoppes for de mellom 13 og 19 år. 
Fritidsklubbenes vanlige drift blir stoppet. Og så går man fra gult til rødt nivå i ungdomsskolen. Det innebærer blant annet at elevene skal deles inn i mindre grupper, og at gruppene ikke skal ha kontakt med hverandre. 
Tiltakene vil i første omgang vare i to uker.
Waxaa la mamnuucay ciyaaraha firaaqada abaabulan ee gudaha dhalinyarada da'doodu u dhaxeyso 13 ilaa 19 sano. Tani waxay khuseysaa nashaadaadyada sida koox-kooxeedyada heesa, baanboyda, kormeerayaasha, biitida iyo qoob-ka-ciyaarka.
Ciyaaraha gudaha, sida kubbadda gacanta iyo kubbadda koleyga, ayaa sidoo kale la joojiyay kuwa da'doodu u dhexeyso 13 ilaa 19 sano.
Howlaha caadiga ah ee naadiyada firaaqada waa la joojiyay. Dugsiyada dhexe oo ahaa huruud, waxaa laga dhigay casaan, tan macnaheedu waa, in ardayda loo kala qaybiyo kooxo yaryar, kooxuhuna waa inaanay xidhiidh wada yeelan.Tallaabooyinka ayaa marka hore socon doona muddo laba toddobaad ah.

Waxa turjumay: Ahmed Mohamed Hassan

War badan oo ku saabsan Noorway oo af-soomaali

nnorge@nrk.no

Ti feilopererte får erstatning etter den mye omtalte sykehussaken i Flekkefjord. Det betyr at Sørlandet sykehus erkjenner at de har skyld i ti av sakene.

Kuwa sida qaldan loo qalay waxay helayaan magdhow 24.06.2022

Statsministeren ber folk forberede seg på at høsten kan bli krevende. Han sier regjeringen vil prøve å gjøre det litt lettere for dem som har aller dårligst råd.

Digniin ka dhan ah dayrta adag 24.06.2022

Zaniar Matapour er tidligere straffedømt flere ganger og godt kjent av PST. Han har en lang historikk med vold og trusler.

Ninkii ka dambeeyay xasuuqii Oslo 25.06.2022