Dhalinyaro badan ayaa la kulma cunsuriyad iyo takoorid Noorway. Qaar badani kama jawaabaan ee wey iska aamusaan.