Hopp til innhold

qaadida koronoha ayaa si yar hoos ugu sii dhacaya 11.09.2021

Caabuqa Corona ee dalka ayaa xoogaa hoos u dhacaya. 24 -kii saac ee la soo dhaafay, waxaa la diiwaangeliyay 1301 kiis oo cusub, oo 386 ka yar isla maalintii toddobaadkii hore. Kaaliyaha agaasimaha caafimaadka ayaa sheegaya in tallaalku uu sabab muhiim ah u yahay isbedelka hoos u dhacaya.
Koronasmitten i landet er svakt synkende. Siste døgn er det registrert 1301 nye tilfeller, 386 færre enn samme dag i forrige uke. Assisterende helsedirektør sier at vaksineringen er en viktig årsak til den synkende trenden.

Caabuqa Corona ee dalka ayaa xoogaa hoos u dhacaya. 24 -kii saac ee la soo dhaafay, waxaa la diiwaangeliyay 1301 kiis oo cusub, oo 386 ka yar isla maalintii toddobaadkii hore. Kaaliyaha agaasimaha caafimaadka ayaa sheegaya in tallaalku uu sabab muhiim ah u yahay isbedelka hoos u dhacaya. Koronasmitten i landet er svakt synkende. Siste døgn er det registrert 1301 nye tilfeller, 386 færre enn samme dag i forrige uke. Assisterende helsedirektør sier at vaksineringen er en viktig årsak til den synkende trenden.

Ti feilopererte får erstatning etter den mye omtalte sykehussaken i Flekkefjord. Det betyr at Sørlandet sykehus erkjenner at de har skyld i ti av sakene.

Kuwa sida qaldan loo qalay waxay helayaan magdhow 24.06.2022

Statsministeren ber folk forberede seg på at høsten kan bli krevende. Han sier regjeringen vil prøve å gjøre det litt lettere for dem som har aller dårligst råd.

Digniin ka dhan ah dayrta adag 24.06.2022

Zaniar Matapour er tidligere straffedømt flere ganger og godt kjent av PST. Han har en lang historikk med vold og trusler.

Ninkii ka dambeeyay xasuuqii Oslo 25.06.2022