13.10.2020 Tallaalka koronaha oo bilaash ah

Helseminister Bent Høie lover at det skal bli gratis å vaksinere seg mot koronaviruset i Norge. Han håper at vaksineringen kan skje tidlig i 2021.
Tester gjort av det amerikanske selskapet Moderna viser at deres vaksinekandidat har en effektivitet mot viruset på nest 95 prosent. 
Selskapet varsler at de kan produsere 20 millioner doser allerede før jul. Neste år kan produksjonen økes betraktelig. 
Tijaabooyinka ay sameysay shirkadda Mareykanka ee Moderna wuxuu muujinayaa in murashaxooda tallaal uu leeyahay waxtar ka dhan ah fayraska ku dhowaad boqolkiiba 95.
Shirkaddu waxay sheegtay inay soo saari karaan 20 milyan dawada kahor Kirismaska. Sanadka soo socda, wax soo saarka si weyn ayaa loo kordhin karaa.

16.11.2020 Tallaal kale oo ka hortagga koronavirus ayaa hadda muujiyay natiijo aad u wanaagsan

Over 120 personer er anmeldt etter fester i helgen. Politiet greip inn og stansa samlingar fleire stadar i landet. 
In kabadan 120 qof ayaa la dacweeyay, kadib xafladihii usbuucaan. Booliska ayaa soo farageliyay waxayna joojiyeen kulanadii ka socday dhowr meelood oo dalka ka mid ah.

22.1.2020 Booliska ayaa joojiyay xaflado dhowr meelood oo dalka ah

Oslo kommune skal gjøre det enklere for barn å få svømmeopplæring. Svømmeopplæringen er gratis og gjelder barn i grunnskolen, og skal skje ute i Oslofjorden. Målet er å hindre antall drukningsulykker, men det handler også om lek og mestring.
Degmada Oslo ayaa u fududeyn doona caruurta inay helaan barashada dabaasha. Casharada dabaasha waa bilaash waxayna khuseeyaan caruurta dhigata dugsiyada hoose, waxayna ka dhici doonaan Oslo Fjord. Ujeeddadu waa in laga hortago tirada shilalka qaraqa, laakiin sidoo kale waxay ku saabsan tahay ciyaar iyo inay bartaan.

05.11.2020 Bixinta tababarka dabaasha oo bilaash ah