Dad badani ma haystaan qaylo-dhaanta qiiqa

Det kan bli like dyrt å passere bomringer for elbiler som for fossilbiler. Et ekspertutvalg vil skrote elbil-rabatten i bompengeprosjektet.
Ka gudubka isbaarooyikuh Isku qiimo ayuu noqondoonaan gawaarida korantada iyo kuwa shidaalka. Guddi khubaro ah ayaa ka takhalusi doona qiimo dhimista baabuurka korontada ee mashruuca isbaarada.

14.09.2020 Joojinta faa'iidooyinka gaari koronto

Årets influensavaksine skal koste 50 kr. Det lover statsminister Erna Solberg. Vanligvis må man ut med minst 175 kroner for å vaksinere seg. Helsemyndighetene vil at flest mulig i de utsatte gruppene skal ta influensavaksinen.
Talaalka hargabka ee sanadkan wuxuu noqonayaa 50 kr. Tani waa waxa ay ballanqaaday ra'iisul wasaare Erna Solberg. Badanaa waa inaad bixisaa ugu yaraan 175 kroner si aad iskaga talaasho. Maamulka caafimaadku wuxuu rabaa in dad badan intii suurtogal ah ee kooxaha nugul ay qaataan tallaalka hargabka.

20.09.2020: Tallaal hargab oo ka jaban

Det kan ta flere måneder før de første flyktningene fra Hellas kommer til Norge. Det sier Hanne Jendal, avdelingsdirektør i UDI. Norge har sagt ja til 50 flyktninger.
Waxay qaadan kartaa dhowr bilood ka hor inta aanay qoxootiga ugu horeeya ee ka imanaya Griiga soo gaadhaan Noorway. Sidaas waxa yidhi Hanne Jendal, agaasime waaxeed ka tirsan UDI. Noorway waxay ogolaatay 50 qaxooti ah.

14.09.2020: UDI bilowday hawshii Moria