Hopp til innhold

Xisbiga horumarka/ FRP oo ka baxay dawlada

Frp wuxuu ka baxay dawlada ka dib 6 sano . Dib u soo celinta haweeney argagixiso ah oo ka timid Siiriya ayaa sababtay in Frp caroodaan. Siv Jensen ayaa aaminsan in Raiisal wasaaraha Erna Solberg uu yahay midka saxda ah ee dalka xukuma. Iyada lafteedu waxay rabtaa inay hogaamiso Frp oo ah mucaarad hada.

Waxa turjumay: Ahmed Mohamed Hassan

War badan oo ku saabsan Noorway oo af-soomaali ah

nnorge@nrk.no

Ti feilopererte får erstatning etter den mye omtalte sykehussaken i Flekkefjord. Det betyr at Sørlandet sykehus erkjenner at de har skyld i ti av sakene.

Kuwa sida qaldan loo qalay waxay helayaan magdhow 24.06.2022

Statsministeren ber folk forberede seg på at høsten kan bli krevende. Han sier regjeringen vil prøve å gjøre det litt lettere for dem som har aller dårligst råd.

Digniin ka dhan ah dayrta adag 24.06.2022

Zaniar Matapour er tidligere straffedømt flere ganger og godt kjent av PST. Han har en lang historikk med vold og trusler.

Ninkii ka dambeeyay xasuuqii Oslo 25.06.2022