30.04.2020: Bedelaya xeerarka xakamaynta cudurka

Tre sørlendinger har engasjert seg i saken om 18 år gamle Mustafa
Hasan som skal sendes ut av Norge. I romjulen la de ut en video der
flere kjendiser leser dikt om 18-åringens skjebne. Nesten en halv
million har sett videoen til nå.
Saddex qof oo reer koonfureed ah ayaa ku lug yeeshay kiiska 18-jirka
Mustafa Hasan oo laga celinayo Norway. Intii lagu gudajiray
Kirismaska, waxay sii daayeen fiidiyoow halkaas oo dhowr qof oo caan
ah ay ka akhriyayaan gabayo ku saabsan halka uu ku dambeyn doono
18-jirka. Ku dhowaad nus milyan ayaa daawaday fiidiyowga illaa hadda.

04.01.2021 Ololaha caanka ee Mustafa

Samme uke som Norge får fast plass i sikkerhetsrådet vitner FNs
høykommissær for flyktninger mot Norge i den såkalte Farida-saken. I
dag startet saken i Høyesterett om den nå 15 år gamle jenta og
familien hennes, som ble sendt fra Dokka til Kabul i 2015. Dette er 6.
gang saken er oppe i retten.
Isla usbuucii ay Norway heshay kursi joogto ah ee Golaha Amniga,
Wakiilka Sare ee Qaxootiga ayaa muduci markhaati ku ah ee Noorway
kiiska Farida. Maanta, kiisku wuxuu ka bilaabmay maxkamada sare oo ku
saabsan gabadha hada 15 jirka ah iyo qoyskeeda, kuwaas oo laga celiyay
Dokka ilaa Kabul sanadkii 2015. Tani waa markii 6aad ee kiisku
maxkamada yimaado.

05.01.2021 Kiiska Farida ee maxkamada sare

Har det blitt vanskelig å være innvandrer i Norge det siste året? Den arabiske foreningen i Drammen mener pandemien har ført til mer rasisme. 
Miyay adkaatay inaad soo galooti ku ahaato Norway sanadkii ugu dambeeyay? Ururka Carabta ee Drammen wuxuu rumeysan yahay in cudurka safmareenku uu horseeday cunsuriyad badan.

29.12.2020 Waxay aaminsan yihiin in lagu sameeyay cunsuriyada koronaha.