19.08.2020: Beddelid xeerarka maqnaanshaha

Syke videregåendeelever slipper å gå til fastlegen for å få gyldig fravær når regjeringen endrer fraværsreglene på grunn av koronasituasjonen. Ordningen varer frem til 1. november 2020. 
Ardayda dugsiga sare ee jirran ma aha inay aadaan dhakhtarkooda gaarka ah, si ay u helaan cadeyn maqnaansho, markay dowladdu badasho xeerarka maqnaanshaha sababta xaalada koronaha. Nidaamku wuxuu soconayaa illaa 1 Noofembar 2020.

Qoyska oo dhami wey dabaalanayaan – 4. Tijaabada dabka 05.06.2021

Qoyska oo dhami wey dabaalanayaan – 3. Khibrad qabow baraf 05.06.2021

Qoyska oo dhami wey dabaalanayaan – 2. Argagax 05.06.2021